London{ Khaatumonews }Hogaamiyaha maamulka Burco iyo Hargaysa Muuse Biixi cabdi ayaa fashilkii ugu weynaa ka soo xambaartay safar uu ku tagay Wadanka Yar ee Gini.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Maah maah Soomaaliyeed Ayaa Ahaan jirtay“Ma Waxaan Mooday Mise Wuxuu Noqday Mise Waxaan Loo Noqon Doonin’

Muuse Biixi Ayaa Labadii Bishan Ku tagay safar Qarash Badan ku baxay Dalka Gini safarkaasi oo isla saacado kadib muuse Uu kala kulmay Fashil uusan Meeshaba Sii Dhigan.

Qorshahan ugu weyn ee Socdaalka muuse bixii ayaa ahaa in uu kulan la qaato madaxweynaha Dalkaasi Alpha isla markaana uu Wadankaasi la soo galo Heshiis balse Cadaadis xoogan oo La saaray dalkaasi waxaa uu sababay in dhamaan qorshihii muuse Biixi isku yaaco islamarkaana fashil kuso gabogaboobo.

Muuse Lama Kulmin Madaxweynaha Dalkaasi Kaliyana waxaa Umada soomaaliyeed Ugu war danbaysay muuse biixi oo Diyaarad Elikobtar ah saaran lana dajiyay hotel waxaana u xigtay muuse oo ka soo dagay Adis ababa.

Labo qodob oo Cadeen u ah safarka muuse biixi inuu fashilmay ayaa ah.

1- in uusan kulan la qaadan madaxweynaha dalkaasi Gini balse ay sheegen xubno Faratoon kamid yahay in uu muuse la kulmay madaxweynaha dalkaasi taaso been noqotay kadib markii la waayay muqaalo cadeenaya kulanka muuse iyo Madaxweynah dalkaasi.

‘Ma kula tahay Akhristow In Camerada Madaxtooyada Hargaysa ee ilaa Gini Safartay inay Qarin laheed Kulanka Muuse iyo Madaxweynaha Gini’?

2-Qodobka labaad ee muujinaya fashilka safarka muuse biixi ayaa ah Safar kusoo dhamaatay Natiijo la aan xataa aan Hal Qodob siwada jir ah loo soo wada saari taasina waxaa ay cadeenasa in uusan muuse food galin madaxtooyo Gini ee Safarkiisu kusoo dhamaatay Diyaaradii laga saaray Madaarka ee lagu geeyay Hotelka iyo isla sawirkii wasiirka arrimaha dibada Dalkaasi,