600 Deg Deg::Madaxweyne Farmaajo Oo Shaki Ka Qaaday Safarka Khayre Ee Galmudug | KHAATUMO NEWS

Warning: Use of undefined constant newstheme_menucat - assumed 'newstheme_menucat' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/assets/dropdown.php on line 3
dahabshiil

Warning: Use of undefined constant newstheme_activate - assumed 'newstheme_activate' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 2

Warning: Use of undefined constant newstheme_ptitle - assumed 'newstheme_ptitle' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 21

Deg Deg::Madaxweyne Farmaajo Oo Shaki Ka Qaaday Safarka Khayre Ee Galmudug

Waxaa soo ifbaxaya warar kala duwan oo ku saabsan Safarka Ra’isul Wasaare kheyre uu ku joogo deegaano katirsan maamulka Galmudug oo in muddo ah qaatay.

Ra’isul Wasaare Kheyre ayaa la sheegay inuu la heshiiyay Ahlu Sunna iyo qabiilada Hawiye si meesha looga saaro Madaxweyne Farmaajo oo inta badan aan lagu qanacsaneyn madaxtinimadiisa.

Kheyre ayaa wada abaabul afgambi lamid ah oo uu kula wareegayo madaxtinimada dalka, 2020 .

Raysal wasaare khayre ayaa wada Olole xoogan oo ugu jiro Doorashada Sanadka 2020 oo aysan wax saas u badan inaga xigin.

Safiirada iyo xubanaha Beesha Caalamka u fadhiya magaalada Muqdisho oo helay xogtaan ayaa ku jahawareersan ujeedka Ra’isul Wasaare Kheyre ee deegaanada Galmudug maadama uu ku guuleystay safarkiisa, waxaana ay sheegeen in uusan ka jawaabin Emails ay u direen oo ku saabsan xiliga uu Muqdisho ku soo laabanaya.

Maanta shir warbaahined uu qabtay Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmad Ciise Cawad wuxuu ku soo celceliyay Ra’isul Wasaaraha Muqdisho wuu ka maqanyahay isagoo laga dareemayo shaki badan oo uu qabo.

Lama oga qorshaha dhabta ah ee Ra’isul Wasaaraha balse isbaheysi xoog leh ayuu dhistay isagoo la heshiiyay mucaaradka dowladda.

KHaatumonews.com


Warning: Use of undefined constant newstheme_showtags - assumed 'newstheme_showtags' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 60
Loading...

Warning: Use of undefined constant newstheme_showauthor - assumed 'newstheme_showauthor' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 86

Warning: Use of undefined constant newstheme_showcomments - assumed 'newstheme_showcomments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 92

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo:-Faysal cali Waraabe afka furtay
- Mar 1, 2021
https://youtu.be/YMAwC1iPVJA
Deg Deg Daawo:Mareykanka Oo Xayiraad saaray dhaxal sugaha Sacuudiga
- Feb 27, 2021
Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee ...
Daawo: Prof Buuba Oo Hargaysa Kaga Dhawaaqay in Somalia Aan la kala jari karin
- Feb 27, 2021
"Soomaaliya ma kala go'i karto,." Prof Buuba oo Hargeysa kula hadlay saxaafadd Dr. Ismail Hurre ...
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...