Deg Deg Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Ku Baaqay In Dagaal Hogaamiyaasha Daarood Lala Galo,

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargaysa isagoo ka cadhaysan Xidhiidhkii Dawlada Soomaaliay u jartay Wadanka Gini oo dhawaan Muuse Biixi Ku tegay Socdaal,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Faysal Cali Waraabe Ayaa ku baaqay in dagaal lala galo Hogaamiyaasha daarood iyo xukumada Ay hogaamiyaan,