Taliyaha cusub ee ciidmada Darawiishta Puntland ayaa booqday Jiida Hore Tukaraq Isagoona halkaasi kula hadlay Boqolaal kamid ah Ciidanka Puntland islamrkaana si adag uga hadlay Difaaca dhulka iyo Duulaanka somaliland.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!