Deg Deg Daawo: Gaadiid dagaal iyo 700 oo Askari oo lagu wareejiyay dowladda Soomaaliya
Gaadiid Dagaal iyo Ciidamo gaaraya 700 ayaa lagu soo bandhigay Degmada Balanballe kuwaasi oo lagu wareejiyay Taliyayaasha Ciidamada Qalabka sida waxaana halkaa Ku Gudoomey Wasiiru dawlaha wasaaradda Gaashaandhigga Dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Iyo Taliyaasha Ciidamada Qaranka
Ciidamadan ayaa si toosa ugu biiri doona kuwa xoogga dalka, waxaan dhawaan lagu bilaabi doonaa Diiwaan galin ama (DATA BASE) Ciidanka.
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirtaa sidii loo Qarameyn lahaa Maleeshiyaadka Hubeysan ee ku sugan degaanada maamulka Galmudug, islamarkaana looga biirin lahaa xoogga dalka Soomaaliyeed.



Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.