600 Muxuu Askariga Dhulbahante Ku Laayay Askarta Puntland ee Garoowe. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Muxuu Askariga Dhulbahante Ku Laayay Askarta Puntland ee Garoowe.

Askari Deegaan ahaan ka soo Jeeda Gobolada SSC Islamarkaana kamid ah Ciidamada Maamulka Puntland Gaar ahaan Ciidamo ilaalo u ahaa Wasiirkii Hore Maaliyadda Puntland Faarax Cali Shire Ayaa Xalay Toogtay Sadex kale oo Kamid ah Ilaalada Ex wasiir Faarax Cali Shire.

Dilkan ayaa ka dhacay Goob Maqaaxi ah oo lagu Qayilo.

Hadaba shakabada Khaatumonews,com ayaa Daba gal ku samaysay Waxa keenay Dilkan sadexda Askari.

Sida Aanu ku Helnay Xogta Meherada Lagu Qayilaayay ee la fadhiyay islamarkaana uu shilku ka dhacay ayaa waxaa laheed Gabadh iyana ka soo jeeda Gobolada SSC Islamarkaana waxaa Is Afdhaafay Gabadha iyo mid kamid ah Askarta la toogtay Kaaso Si fool Xun u Aflagadeeyay gabadha kuna yidhi ‘Walaahay waxaanan Raga Hortooda Ugu Fara Xumeenen’

Hadalkaasi markii uu ka soo baxay Askari ayay Muusanowday Haweenayda Dhulbahante Waxaana Intaas Kadib Qori la Booday Askariga Dhulbahante Isagoo Toogtay Ninkii Askariga ahaa Ee aflagadeeyay Gabadha kadibna waxaa uu Sii Raaciyay Labo kale oo Qorya Haystay si ayna Dhibaato isaga Ugu gaysan halkaasna waxaa ku dhintay sadexda Askari oo dhimashadoodu sababtay Aflagaado iyo Muusanow Haween.

Qisadan oo kale Ayaa ka dhacday Deegaanka Yiroowe Ee Duleedka Burco xiligii Lagu soo qaxay deegaankaasi waxaana sidaasi oo kale Nin Ka soo Jeeda Burco uu Aflagaado aan Lahayn Gabasho kala dul dhacay Haweenay Ka soo jeeda Sool iyadoo goobta ay fadhiyen Rag Iyana ka soo jeeda SSC waxayna taasi sababtay in Halkaasi uu ku Dhintay Ninkii Reer Burco ee Aflagadeeyay Hawenayda.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo:-Faysal cali Waraabe afka furtay
- Mar 1, 2021
https://youtu.be/YMAwC1iPVJA
Deg Deg Daawo:Mareykanka Oo Xayiraad saaray dhaxal sugaha Sacuudiga
- Feb 27, 2021
Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee ...
Daawo: Prof Buuba Oo Hargaysa Kaga Dhawaaqay in Somalia Aan la kala jari karin
- Feb 27, 2021
"Soomaaliya ma kala go'i karto,." Prof Buuba oo Hargeysa kula hadlay saxaafadd Dr. Ismail Hurre ...
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...