dahabshiil

Deg Deg:Ciidanka Qaranka Soomaaliya Oo La Wareegay Goobo Muhiim Ah,

Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay Deegaanka Baladul Amiin ee Gobolka Shabeelaha Hoose,halkaas oo sida la sheegay ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab.

Ciidamadan ayaa ka ruqaansaday deegaanka Bariiri ee Gobalka Shabeelaha Hoose, iyagoo xooraan ku helay in deegaanka Baladul Amiin ay Al-Shabaab ku suganyihiin, isla markaana ay bilaabeen howlgal ay ku baadi goobayaan Xubnaha Al-Shabaab ee ku sugan deegaankaas.

Saraakiisha Taliska Ciidanka lugta ee xoogga dalka ayaa waxaa ay sheegeen in ciidamda ay howlgalka kula wareegeen Godale, Cadaleey, Luqamaan, Cilmi Shide iyo Baladul Amiin oo hoostaga Degmada Toora-Toorow ee Gobolka Shabeelada Hoose iyo goobo kale.

Bilihii la soo dhaafay ayaa Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa ay dhaq dhaqaaqyo Ciidan ka wadeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, iyaga oo howlgal kula wareegay deegaano ay ku sugnaayeen Al-Shabaab

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=14642

Posted by on Jul 4 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841