Isimada SSC ayaa kulan balaadhan ku yeeshay saanu Shalay idiin ku soo gudbinay Deegaanka Garac Lagu Dhal oo hada loo Bixiyay Hadhwanaag,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Isimada ayaa Ka hadlay Arrimo ay kamid tahay in Wax waqooyi la dhaho oo Somaliland ay matasho aysan Jirin islamarkaana Wadahadalka Fadaraalka iyo somaliland uu yahay mid ku kooban oo kaliya Maamulka Burco iyo Hargaysa balse maamulka somaliland uusan sheegan karin dhulka SSC,