Deg Deg Daawo::-Dhaarta Ka Dhacday Kooxdii Muuse Biixi USoo Diray Laascaanood Inay Baabiiyan Hantida Dadka,

Waxaa magaalada laascaanood Shir ku qabtay xubno u Hogaaminaayo wasiirka hawlaha guud ee maamulka somaliland Cabdirashidi Ducaale Qambi kaaso muuse biixi usoo dhiibay Qorshe La isku dilo oo Lagu baabiiyo hanti Badan.

Cabdirashiid Ducaale Qambi ayaa Muuse Biixi usoo dhiibay Qorshe Lagu Duminaayo Dhismayaal badan iyo Hanti badan oo shacabka laascaanood ah islamarkaana loogu yeedhay Dib u habeenta Laascaanood Ama Mastar plan,

Wasiirka Hawshan Muuse biixi u Soo Xilsaartay iyo Kooxda Horgalada ah ee laascaanood u jooga Somaliland ayaa dhar Subciyay in Aysan usocon In ay dhiban Dadka islamarkaana ay usocdaan kaliya in La Dumiyo wixii Guryo iyo Ganacsi ah ee Ku soo Beegma Wadooyinka Mastar Planka,

Qorshahan Ayaa la doonaya In Masaakiinta iyo Danyarta laascaanood Lagu Baabiiyo Ganacsigooda islamarkaana lagu Boobo dhulka dadka.