Daawo:Dulmi Xoogan Oo Ka Dhacay Buuhoodle Maxamuud Buraale Oo Laga Qaaday Gurigii Udagana 50 Sano,

Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka Cayn waxaa ka dhacay maanta xukun loo adeegsaday laaluush iyo Markhaatiyaal Beenalayaal ah.

Maxamud Buraale waa oday haatan jira in ka badan 80 Sano Waa Nin Waayel ah waxaa uu Buuhoodle Ku lahaa Gaar ahan dhanka xigta Xuduudka ISweeto Boos Saaran laamiga Magaalada.

Booska waxaa uu iibsaday sanadu markay ahayd 1970 waxaana uu lahaa wax ka badan 50 sano.

MAXAMUUD BURAALE WAAYEELKA DHULKIISA LAGA QADAY

Maxamuud Buraale Bilowgii 2018 waxaa Aqalkiisa ku qabsaday nin ay 50 sano wada daganaayen Buuhoodle oo lagu magacaabo Ina Muuse Cabdi ninkaasi oo kaashanaya Qoyskiisa ayaa soo weeraray maxamuud Buraale waxaana uu werarkaasi sababay Maxamuud Buraale iyo Caruurtiisu inay ka Tagaan Buuhoodle Islamarkaana Mudo laascaanood uu ku ahaadan dulmane kadib markii uu waayay wax Ka hor istaaga Ninkan Ku soo weeraray Guriga uu dagana 50 sano.

Maxkamad Raga xukamay iyo Kuwa loo xukumay ay Isbahaysi ku ahaayen in Maxamud Buraale Guriga laga qaado ayaa ugu danbayn Looga qaaday Gurigiisi u dagana 50 sano Dhibane Maxamud Buraale uu daganaa 50 sano.

Dhulka la kala boobay ee laga qaaday maxamuud buraale Ayaa qiimo ahaan Haatan Buuhoodle Ka jooga 80,kun oo Dollar

Hoos Ka Daawo Muqaalka Kooxda Boobtay Odayga Maxamud Buraale.