Deg Deg:Askari Ka Soo Jeeda SSC Oo Sadex Qof Ku Dilay Garoowe

Waxaa goordhaweyd Ka dhacday Badhtamaha Magaalada Garoowe Toogasho Sababtay Khasaare Dhimasho ilaa sadex Askari.

Sida aanu xogta ku helano Askari kamid ha ciidanka puntland ayaa toogtay sadex kale oo ka tirsan askarta Puntland oo ay kuwada qayilaayen Goob Maqaaxi ah.

Askariga Toogtay sadexda askari ayaa ka soo Jeeda SSC Halka sadexda dhimatayna ay ka soo Jeedan Gobolka Bari.

Askariga Dilka geestay ayaa ka baxsaday Goobta,