Deg Deg Daawo:Salaadiinta Hargaysa Oo ku Baaqay Kacdoon Ka dhan ah Muuse Biixi,

Qaar kamid ah Salaadiinta Magaalada Hargaysa ayaa Ku Baaqay In Mudaharaad iyo Kacdoon Xoogan Looga Hortago maamulka Uu Hogaamiyo Muuse Biixi Cabdi.