
Waxaa maalmihii ugu danbeeyay shir balaadhan uga socday beelweynta Bahrarsame deegaanka qoriley ee gobolka sool,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Shirkaasi ayaa maanta la soo gabogabeeyay waxaana ka soo baxay qodobo muhiim u ah bulshada ssc iyo beeshaba,

50 total views, 1 views today