dahabshiil

Maxaad Kala Socota Halkii Saac Lacagta Laga Qaado Diyaarada Hawada Soomaaliya Marta.

Sida uu muujinayo bogga Air Navigator oo lagala socdo macluumaadka dayuuradaha rakaabka ee isaga kala goosha dunida,

hawada Soomaaliya xilligan 12-kii duhurnimo waxaa maraya 12 diyaaradaha rakaabka ah, badankoodu waa Emirates Airline, Qatar Airways, Ethiopian Airways, waxaase ku jira Air France iyo Air Isra’il.

Sida ku cad xogihii ugu dambeysay ee hay’adihii gacanta ku hayey ururinta dakhliga laga qaado diyaaradaha ka gudba hawada Soomaaliya halkii diyaarad waxaa laga qaadaa $ 270, xilligan aan qorayo warbixinran waxaa hawada Soomaaliya maraya 12 diyaaradood

12x$270= 3,240 waa hal saac oo kaliya oo kaliya.

Haddii la yiraahdo maalitii 24x $32,240= $77,760.

Haddii la yiraahdo bil haloo xisaabiyo waa 77,760 x30= $2,332,800.

Haddii sanad ama 12 bilood lagu dhufto waa 2,332,800 x 30= 27,993,600 (Labaatan iyo todobo milyan sagaal boqol sagaashan iyo sadex kun iyo lix boqol)

Lacagtaas haddii 30-kii sano ee Soomaaliya burburka ku jirtay lagu dhufto waa lacag hal bilyan ku dhow.

Intaas oo lagu daray kaluumaysiga sharci darada ah oo Soomaaliya ay uga lunto 350 milyan oo doolar sanad kasta, sida ay sheegtat Qaramada Midoobay.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=14542

Posted by on Jul 1 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841