600 Deg Deg:Qorshe La Doonaayo In Lagu Burbursho Hantida Masakiinta laascaanood iyo Horgalka loo soo Wakiishay, | KHAATUMO NEWS

Warning: Use of undefined constant newstheme_menucat - assumed 'newstheme_menucat' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/assets/dropdown.php on line 3
dahabshiil

Warning: Use of undefined constant newstheme_activate - assumed 'newstheme_activate' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 2

Warning: Use of undefined constant newstheme_ptitle - assumed 'newstheme_ptitle' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 21

Deg Deg:Qorshe La Doonaayo In Lagu Burbursho Hantida Masakiinta laascaanood iyo Horgalka loo soo Wakiishay,

Maamulka Somaliland ayaa wada qorshe la doonaayo in Lagu Burbursho Guryaha iyo Hantida Shacabka laascaanood iyadoo loogu soo dhumanaayo wax loogu yeedhay Master Plan .

Hargaysa oo ah magaalada ugu weyn dhulka maamulka somaliland waa magaala ugu Foosha xun dhanka Master Plan. mana jirto cid ku samaysay dib u haben ninkastana waxaa u dagay meeshu soo gaadho.

Hadaba Master Plan.ka laascaanood la doonaayo in Laga fuliyo ma la odhan kara waa mid la doonaayo in lagu baabiyo hanti iyo Guryo badan oo shacabka reer laascaanood leeyihiin.

Wasiirka Hawlaha Guud ee somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale QambiĀ  ayaa maamulka somaliland usoo wakiishay in uu fuliyo qorshahaasi isagoo adeegsanaya Maleeshiyada maamulka Somaliland.

Hadaba shacabka laascaanood ee la doonaayo in Hantidooda la burbursho lana rabo in wixii laga samayn kari wayay Burco iyo Hargaysa in laascaanood laga sameeyo inay ka digtoonadan.


Warning: Use of undefined constant newstheme_showtags - assumed 'newstheme_showtags' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 60
Loading...

Warning: Use of undefined constant newstheme_showauthor - assumed 'newstheme_showauthor' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 86

Warning: Use of undefined constant newstheme_showcomments - assumed 'newstheme_showcomments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 92

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Ciidanka SNM iyo kuwo dhulbahante ee ushaqeeya oo Dagaal Qarka usaaran Jiida Tukaraq
- Mar 1, 2021
Wararka ka imaanaya degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, ayaa sheegaya in xiisad dagaal ka ...
Deg Deg Daawo:-Faysal cali Waraabe afka furtay
- Mar 1, 2021
https://youtu.be/YMAwC1iPVJA
Deg Deg Daawo:Mareykanka Oo Xayiraad saaray dhaxal sugaha Sacuudiga
- Feb 27, 2021
Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee ...
Daawo: Prof Buuba Oo Hargaysa Kaga Dhawaaqay in Somalia Aan la kala jari karin
- Feb 27, 2021
"Soomaaliya ma kala go'i karto,." Prof Buuba oo Hargeysa kula hadlay saxaafadd Dr. Ismail Hurre ...
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...