Maamulka somaliland ayaa si aad u dabacsan uga jawaabay hadal xalay ka soo yeedhay Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) . Mahdi ayaa sheegay in Dadka Gobolada Waqooyi Dagan aysan Ku mideesnan Mowqifka Ah In Soomaaliya Laga Goosto islamarkaana dad badan oo aaminsan Midnimada soomaaliya ayContinue Reading

Guddoomiye ku xigeenka Golaha Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaa sheegay in Aqalka sare ay Golaha wakiilada Puntland kala shaqeyn doonaan is-waafajinta Shuruucda heer Federaal iyo heer Puntland. HALKAN KA DAAWO VIDEO Mudane Bukhaari ayaa Golaha Wakiilada Puntland ku tilmaamay kuwa hormuud u ah dhammaanContinue Reading

Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa sheegay in dadka ka soo jeeda gobollada Waqooyi ee Soomaaliya aysan ka midaysneyn go’itaanka Somaliland. HALKAN KA DAAWO VIDEO Ra’iisul wasaare ku xigeenka oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa tilmaamay in gebi ahaanba aysan jirin aragti goosashoContinue Reading

Dowladda Mareykanka oo faragelin ku sameyneyso arrimaha maamulka Jubbalanad ayaa xal u raadineysa muranka siyaasadeed ee weli ka taagan doorashada maamulkaasi. Xubno ka socda safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka ayaa maanta ku wajahan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Wafdigan ayaa waxaa horkacaya safiirka Mareykanka u fadhiya Muqdisho Donald Yamamoto.Continue Reading

Warka aan Ka Helayno Deeganka Tukaraq Ee g.sool ayaa Sheegaya In Iska Horimaad Dhex Maray Maleeshiyada Somalilnd Ee ku Sugan Tukaraq Iyo Shacabka magalada Tukaraq Mid Ka Mida Dadka Deegaanka aan La Xidhidhay ayaa noo sheegay In Maleeshiyada Somalilnd ee ku Sugan Deegaankaasi ay Dad Shacaba Kusoo Qab Qabteen GudahaContinue Reading