Ururka Agoonta GMG ee daryeel ayaa deeq lacageed waxay gaadhsiiyeen agoomo ku kala sugan degaano badan oo ka tirsan gobolada sool sanaag iyo cayn kuwaa oo ku kala sugan degaanada awrbogays taleex dandan sarmaayo god,aalo fiqifuliye laascaanood gol barwaaqo yagoori iyo degaano kale. HALKAN KA DAAWO VIDEO Ururka Agoonta GMGContinue Reading

Tacshiirad ayaa weli maanta laga maqlayey magaalada Khartoum ee caasimadda dalka Sudan ayada oo xiisad ay halkaas ka kacsan kadib laba maalmood oo ciidamada ammaanka ay dileen 60 qof oo ka mid ah dibad-baxayaasha. Meydadka illaa afartameeyo qof ayaa laga soo saaray webiga Nile ee djexmara magaaladaas kuwaasoo tirada dadkaContinue Reading