adib qoraalkii muranka dhaliyey, dowladda Kenya ayaa go’aan cad kasoo saartey mowqifkeeda ku wajahan Somaliland oo ay xiriir la yeelaneysay mudooyinkii u dambeeyay. War kooban oo isbuucii hore lagu daabacay barta Twitter-ka ee wasaarada arrimaha dibada Kenya ayaa maamulka gooni isu taaga ah ku tilmaamay “dal” taasoo muran xoogan dhalisay.Continue Reading

Madaxweynaha Puntland siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 33 ee Juun, 29, 2019, ku magacaabay Taliyaha iyo Taliye Xigeenka 2-aad ee Ciidanka Daraawiishta P.untland. Madaxweynaha Dowladda Puntland. Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland. Markuu tixgeliyey: Aqoontooda, kartidooda iyo Khibraddooda ciidan. Wuxuu xeeriyey: 1. Waxaa S/Gaas Yaasiin Cumar Dheere loo magacaabayContinue Reading

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa munaaasibad Qado sharaf ah u sameeyay Saraakiishii Ciidamada Gobolka Sanaag ee kasoo baxay maamulka Somaliland, kuna soo wareegay Puntland iyo Guudoomiyihii gobolkaasi ee Soomaaliland. Ujeedka kulanka qado sharafta ah ayaa daaranaa soo dhoweynta Saraakiisha Ciidamadaasi hogaaminayey oo kala ah G/Sare Xuseen Faarax Aaden (XuseenContinue Reading

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Hay’adda ICAO, ayaa kala saxiixday heshiiskii ugu dambeeyay ee ay Soomaaliya kula wareegeyso maamulka Hawada Soomaaliya. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar ayaa dowlada Federaalka ah u saxiixay Heshiiskan oo guud ahaan maamulka Hawada Soomaaliya ayContinue Reading

Sida ilo’ xog-ogaal ah ay warbaahinta Khaatumonews ka heshay, wasiirka Arrimaha debadda maamulka Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon, ayaa warqadda iscasilaadda u gudbiyay Muuse Biixi Cabdi. Xubno ka tirsan xafiiska wasiirka, ayaa xaqiijiyay in Faratoon uu waradda is-casilaadda gudbiyay Muuse Biix balse aan madaxweynuhu weli go’aan ka gaarin warqaddaasi.Continue Reading