600 Deg Deg::-Gudoomiyah Barlamaanka Puntland Oo Si Udag uga Hadlay Kulan Deni Ka Qeyb Galay Oo Garoowe Ka Dhacay, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg::-Gudoomiyah Barlamaanka Puntland Oo Si Udag uga Hadlay Kulan Deni Ka Qeyb Galay Oo Garoowe Ka Dhacay,

Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland Mr Dhoobo Daarood ayaa si kulul uga hadlay Xus Dhaqan Diimeed Ka dhacay Garoowe Oo maanta uu ka qeyb Galay Madaxweynaha Puntland Deni.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland qoraal la soo dhigay bariisa xidhiidhka dadweynaha aya u qorna sidan

Waxan aad iyo aad uga xumahay arintii ka dhacday magaalada Garoowe arintaas oo salka ku haysey dhaqamo iyo Diimo kale oo aynaa lahayn, taas oo meel ka dhac ku ahayd Diinta islaamka iyo dhaqanka suuban ee soomaaliyeed, waxay kaloo meel ka dhac ku ahayd Dastuurka Dawladda Puntland Qodobkiisa 9-aad kaasoo qeexaya Diinta iyo dhaqanka puntland laga oggolyahay una dhignaa sidan….


1- Diinta islaamku waa tan keliya ee Dawladda puntland ee soomaaliya.
2- Diin aan tan islaamka ahayn laguma faafin karo dalka Puntland.
3- Qawaaniinta iyo dhaqanka bulshada waxa saldhig u ah Diinta islaamka.
4- Waxaa reeban Xeer iyo Dhaqan kasta oo ka hor imaanaya Diinta islaamka.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg deg Daawo; Dekada Bosaas Oo Laga SO Dajiyey Lacagta Imaraadka
- Feb 23, 2021
Dekada Mgalada Boosaasso waxaa Maanta Ka So Degtay Lcag Badan Oo Ka Timid Imaraadka ...
Deg Deg Daawo; Muqdisho Mucaaradka Oo Ku Baaqay Banan Bax Kale
- Feb 22, 2021
MucaaradkaA Dawlada Federaaalka Soomaaliya Oo Mar Kale Ku Baaqay Banan Bax Kaa Dhaca Muqdisho https://www.youtube.com/watch?v=4yj_VpyAjwE&t=31s
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ugu Furay Villa Somali Madaxda DF Dawlada Goboleedyad
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Si rasmi Ugu Furmay Vilaa Soomaaliya Shirka Madaxda dawlada Federaalka Soomliya Iyo ...
Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka
- Feb 21, 2021
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo ...
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...