Deg Deg Daawo:Puntland Oo Saldhig Ciidan Oo Cusub Buuhoodle Ka Furtay,

Maamulka Puntland Ayaa Xero Ciidan oo katirsan Ciidanka Daraawiisha puntland Gaar ahaan Guutada 43 Maanta ka Furtay Buuhoodle.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Maamulka Gobolka ayaana goob joog ahaa Furitaanka Xeradaasi iyo Qaarkamid ah Saraakiisha Ciidanka ee Buuhoodle.

Taliyaha Xeradan Cusub ayaa Ah Ganaraal Bashiir Cismaan Waraaba Dheere.