Deg Deg Daawo:Cali Khaliif Galaydh Oo Kulan Halis Xambaarsan Ku Qabtay Hargaysa

Cali khalif Galaydh Madaxweynihii Hore Khaatumo ayaa magaalada Hargaysa ku qabtay kulan uu soo abaabulay oo la isugu keenay xubno ka soo jeeda Sool iyo Sanaag looguna magac Dhabay Harti waqooyi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ujeedka Kulanka cali khiif galaydh soo abaabulay ayaa ah mid uu ku rux ruxanaayo taliska muuse Biixi oo albaabka ka xidhay,