
Dhaqan Ku Cusub Somalia oo laga Minguuriyey Diimaha India .
Magaalada Garoowe waxaa Maanta looga dabaal degay maalinta caalamiga ah ee Yoga , “INTERNATIONAL DAY OF YOGA 2019 .
Bandhigan ayaa waxa ka qaybq aaday oo daadihinayey haweeney ka mida Masuuliyiinta wadanka India , iyadoo tani tahay mid ka mida dhaqamada Diimaha laga haysto Wadanka India







50 total views, 1 views today