dahabshiil

War Deg Deg Ah:FARATOON Oo Warqada Iscasiladda U Gudbiyay Muuse Biixi,

Sida ilo’ xog-ogaal ah ay warbaahinta Khaatumonews ka heshay, wasiirka Arrimaha debadda maamulka Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon, ayaa warqadda iscasilaadda u gudbiyay Muuse Biixi Cabdi.

Xubno ka tirsan xafiiska wasiirka, ayaa xaqiijiyay in Faratoon uu waradda is-casilaadda gudbiyay Muuse Biix balse aan madaxweynuhu weli go’aan ka gaarin warqaddaasi.

Muuse Biixi Cabdi, ayaa 10-kii bishii November ee sannadkii 2018 Faratoon u magacaabay, wasiirka Arrimaha debadda maamulka Somaliland, isagoo ka beddelay wasiirka Waxbarashada oo uu xilligaasi ahaa.

Faratoon oo ka soo jeeda gobolka Sool, ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay maamulka Somaliland tan iyo sannadkii 1991-dii

Iscasilada Faratoon Ilaa hada Lama lama oga Sababta keentay balse waxaa ay ku soo beegmasa xili Faratoon waji Gabax Kala kulmay Shirkii Nairobi,

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=14413

Posted by on Jun 29 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841