dahabshiil

Deg Deg:Siyaasi Caan ah Oo Xamar Ku Dhintay Maanta,

Waxaa saaka magaalada Muqdisho ku geeriyooday Maxamed Qanyare Afrax oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladihii KMG ee dalka.

Geerida ku timid Qanyare ayaa waxaa Wabaahinta u xaqiijiyay wiilkiisa Cabdiweli Maxamed Qanyare oo ah Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Xildhibaan Cabdiweli ayaa sheegay in Marxuumka muddooyinkii la soo dhaafay uu xanuunsanaa, islamarkaana uu ku jiray Isbitaalka Digfer ee magaalada Muqdisho.

Maxamed Qanyare Afrax ayaa soo noqday Xildhibaan ka tirsan golaha shacabka iyo wasiirka amniga oo uu ka soo noqday dowladdii KMG ee lagu soo dhisay Kenya.

Sidoo kale waxa uu ka mid ahaa hoggaamiye kooxeedyadii soo maray dalka ee la dagalaamay Maxkamadihii Islaamiga.

Allaha u naxariistee Marxuumka ayaa xilligaasi heystay dhinaca degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=14407

Posted by on Jun 29 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841