Daawo:Diyaanada Dumarku Ismariyan Oo Saleebaan Gaal Difaacay,
Indho-indho oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland ayaa soo jeediyay in la joojiyo dawada ay habluhu isku caddeeyaan, hase ahaatee guddoomiyaha golahaasi Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka diiday.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=14434