Siyaasi Ismaacil Hure Buuba ayaa ka hadlay Warqada lagu xidhay xoolaha ka dhoofa somaliland oo dawlada sacuudigu maamulkaasi ku amartay in waraaqda caafimaadka xoolaha laga dhoofiyo somaliland inay ka soo qaatan xamar.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Hadaba Buuba Ayaa sheegay in tani aysan ahayn wax lala yaabo oo cusub balse horaba xoolaha somaliland ku dhoofi jiren warqada caafimaadka dawlada somaliya.