600 DegDeg Wararkii Ugu Danbeeyay Kulanka Xaaf iyo Khayre | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

DegDeg Wararkii Ugu Danbeeyay Kulanka Xaaf iyo Khayre

Wafti balaaran oo uu hogaaminayo Raysal Wasaaaraha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo maalmihii lasoo dhafaay ku sugnaa Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa maanta gaaray deegaanka Godinlabe, Waxaana halkaas kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Geele Ducaale iyo xubno ka tirsan Golayaasha Dawlada.

Madaxweynaha Galmudug, ayaa wafdigan u soo galbiyay magaalada Cadaado oo xarun u ah Baarlamaanka Galmudug, halkaas oo Caawa ay ka bilaabanaya wadahaalo si uu ugala hadlo xal u helida caqabadaha siyaasadeed ee ka jirta Galmudug iyo sidii loo dhisi lahaa maamul lagu mideysan yahay.

Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa la filayaa in kulamada ilaa iyo beri kadib uu gelinka danbe ee Khamiista dib ugu laabto magaalada Dhuusa-Mareeb, halkaas oo sida qorshuhu yahay la geynayo madaxweynaha Galmudug Xaaf oo habeen ka hor gaaray Cadaado.

Caasimada Galmudug ayaa la filayaa in looga dooda arrimo ay kamid yihiin cida sugeysa amaanak doorashada, iyadoo Ra’iisul Wasaare Khayre uu daneynayo in Ciidamo Boolis ah la geeyo magaalada oo laga qaadayo Muqdisho, halka Ahlu-Suna ay ku doodeyso iney iyaga ku filan yihiin sugida amaanka doorashada.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo:-Faysal cali Waraabe afka furtay
- Mar 1, 2021
https://youtu.be/YMAwC1iPVJA
Deg Deg Daawo:Mareykanka Oo Xayiraad saaray dhaxal sugaha Sacuudiga
- Feb 27, 2021
Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee ...
Daawo: Prof Buuba Oo Hargaysa Kaga Dhawaaqay in Somalia Aan la kala jari karin
- Feb 27, 2021
"Soomaaliya ma kala go'i karto,." Prof Buuba oo Hargeysa kula hadlay saxaafadd Dr. Ismail Hurre ...
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...