Deg Deg Daawo:Shirweyne Beesha Bahrarsame Uga Furmay Qoriley,

Magaalada Qoriley ee Gobolka sool waxaa ka furmay Shirweyne Alle Bari ah oo Ay isugu yimaaden Beelweynta Bahrarsame Dhulbahante.