600 Daawo:Beesha SNM Oo Indho Isku Qabasho Qosol Leh Samaysay. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Daawo:Beesha SNM Oo Indho Isku Qabasho Qosol Leh Samaysay.

Waa muqaal markan daawaday aan aad u qoslay lana yaabay qaabka iyo ujeedada laga leeyahayna aan aad isku weydiiyay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

26 June Habeenimo saacada Bariga Afrika tahay 12 Habeenimo 1960 Waxaa Xornimada qaatay Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya waxaana Beerta xoriyada Hargaysa Habeenka La sudhay Calanka Buluuga ah ee Soomaaliya iyado Hoosna loo dhigay Calanka Guumaystihii Ingiriiska.

Hadaba Beesha SNM Ee maamulka somaliland xalay oo ay ku beegnay 59 Guuradii ka soo wareegtay Markii goboladaasi xoriyada qaaten waxaa lagu qabtay Madaxtooyada somaliland munaasibada loogu Dabaaldagaayo munaasibadaasi.

Balse dhacadada qosolka iyo layaabka leh ayaa ahayd markii 12 Habeenimo ay gaadhay waxa ay saaren beesh Isaaq calanka iyagu iska leeyihiin iyadoo calankaasi aanu ahayn kii xiliga la saaray ee u ahaa calanku kan buluuga ah ee xidigtu dhexda kaga taal.

Ka Beensheegida Taariikhda Ayaa ah mid indho adeeg iyo indho isku qabasho ah oo muujinasa Badownimada iyo Liidnimada Cunsinima hadheesay Beshaasi,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...