dahabshiil

Deg Deg Xog Khaatumonews Ogaatay Qodobka ugu weyn ee Wadahadalka Somaliland Iyo Dawlada Somalia U Burburay,

Shabakada caalamiga ah Khaatumonews.com ayaa ogaatay qodobka ugu weyn ee shirkii maanta loo balan sana magaalada nairobi u burburay.

Xubno kamid ah dawlada Fadaraalka soomaaliya ayaa Usoo dusiyay Khaatumonews.com in qodobka ugu weyn ee shirkaasi u burburay yahay wasiirka maamulka somaliland ka socda ee arrimaha dibada ee shirkaasi u matalayay Faratoon.

Dawlada Fadaraalka Soomaaliya ayaa Maamulka somaliland ku Cadaadisay in xubnaha shirkaasi kula hadlaya ay noqdan kuwo ka soo jeeda burco Hargaysa Balse aan lagu soo dari karin xubnaha aan cidna mataline ee Dadkoodu aaminsan yahay midnimada soomaaliya sida gobolada Sool sanaag Cayn iyo Awdal.

Xukumada Soomaaliya ayaa sheegtay inay Tixgalinaso Go aanka Shacabka Burco iyo Hargaysa islamarkaana sida si lamid ah ay u tixgalinaso go aan shacabka Sool sanag Cayn iyo Awdal.

Go aanka xukumada soomaaliya Ka qaadatay Kooxda shirka u matalasa somaliland ayaa ah go aanka sababay burburka shirkaasi

Wixii Soo kordha kala soco Khaatumonews.com

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=14274

Posted by on Jun 25 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841