
Maamulka Somaliland ayaa markii ugu horeysay Ka hadlay Shirkii Burburay ee la qorshenaayay in dawlada somalia iyo maamulka somaliland isku arkan caasimada kenya ee nairobi maanta.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Somailand ayaa burburka shirkaasi ku sheegtay in u sababay dawlada somalia oo aan raali ka ahayn goobta shirka lagu qabanaayo ee kenya.

50 total views, 1 views today