Deg Deg Daawo:Daahir Calasow Oo Si Diiran Cadaado loogu Soo Dhaweeyay iyo Ciidan Xoogan Oo Galbinaya

Wariye Daahir Calasow ayaa soo gaadhay Magaalada Cadaado ee Caasimada KMG Ah ee Maamulka Galmudug Iyadoo si diiran loogu soodhaweeyay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Calasow waxaa aad u soodhaweeyay Bulshada Galmudug Iyadoo Boqolaal Kamid ah Ciidanka Galmudug Galbinayan,