Deg Deg Daawo:Qudbadii Khayre Ka Jeediyay Dhuusomareeb.

Raysal wasaaraha Jamuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali khayre ayaa qudbad Xaasaasi ah Ka jeediyay Magaalada Dhuusomareeb Ee Caasimada Galmudug.