Deg Deg:Widh-Widh Dhimashada Hal Qof iyo Mid Dhaawac Ah.

Waxaa Magaalada Widhwidh Gooordhaweyd Ka dhacay Shil Sababay Khasaare Dhimasho iyo Mid Dhaawac.

Duleedka Magaalada Widhwidh waxaa ku dhacay Gaadhi Nooca Soomaalidu U taqaan {Leylo Ciise} kaaso U Ku Dhintay Darawalkii waday oo La odhan Jiray Cabdicasiis Mr Dalxiin iyadoona dhaawac ka soo Gaadhay Mid kale oo Kamid ah Dadkii La saarna.

Alle hawnaxariiste Shilkan ayaa ah mid ay Dadka deegaanku aad uga Nexen.