Deg Deg Daawo:Maamulka Somaliland Ka Hadlay Wadahadalka Beri Ka Furmaya Nairobi

Maamulka Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay wadahadalka Bari ka furmaya Dalka kenya Gaar ahaan Nairobi ee dhexmaraaya maamulka Somaliland iyo Dawlada Fadaraalka Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Baashe oo ah Xubin ku sugan kenya kana mid ah maamulka Somaliland oo ka hadlay Wadahadalka Beri ayaa sheegay in Ay isku diyaariyen ka Somaliland ahaan wadahadalkaasi islamarkaana ay baahi weyn uqaban