600 Deg Deg Daawo:Beesha Habar Jeclo Waxba Kama Jiran Ku Sheegtay War Uu Dhulbahante Ka Sheegay Buurmadow. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Beesha Habar Jeclo Waxba Kama Jiran Ku Sheegtay War Uu Dhulbahante Ka Sheegay Buurmadow.

Dhawaan ayay Ahayd markii Magaalada laascaanood Xarunta gobolka sool lagu dilay Sarkaal ka tirsan maleeshiyaadka Habar jeclo ee ku sugan gobolkaasi.

Hadaba Dilkaasi waxaa ka hadlay Boqor Buurmadow oo sheegay in Cida ninkaasi dishay ay tahay Beesha Nayeele Axmed Dhulbahnate.

Ehelka Sarkaalkaasi la dilay oo Burco kula hadlay Warbaahinta waxaa ay Beeniyen warka Buurmadow waxayna sheegen in Dilka Sarkaalkooda aanu ahayn Mid ay fulisay Beesha Dhakada loo saaray Ee Nayeele Axmed balse ay fuliyen waxay ugu yeedhen Cadowga Somaliland.

Odayaasha iyo Ehelka Sarkaalka ayaa hadalkii Burmadow Gaf iyo Colaad hurin Ku tilmaamay.

Xog Aanu helnay ayaa sheegaysa in Saleeban Cali koore iyo Xubno wasiiro ah oo ka socda Muuse Biixi ay la Kulmen Odayaashan ISlamarkaana u sheegen in Ninkoodii Ay Dilen Ciidamada Khaatumo ee Faysal Falaalug islamarkaana Beesha aysan Dilin Islamarkaana Magta ninkaasi Ay Bixinayaan Taliska Muuse Bixii Islamarkana odayaashani ay Beeniyan Warkii Buurmadow,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...
Deg Deg:ciidanka Somaliland oo Ka Baxay Gobolka Sanaag,
- Feb 26, 2021
Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa ...
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...