
Mid kamida beelaha dhulbahante Ee Dagan Caasimada Gobolada SSC Laascaanood ayaa caleema saartay caaqil cusub oo sanadahii u dambeeyay ku sugnaa dalka dibadiisa.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Caaqilkan waxaa Caleema saartay Jufo Kamid ah Beelweynta Bahrarsame oo kamid ah Beelaha dhulbahnate.

46 total views, 1 views today