dahabshiil

Deg Deg:Fiqi Oo Hadal yaab Leh Ku Dhuftay Weftiga Dawlada Ee Dhuusamareeb Jooga

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya isla markaasna kasoo horjeedo aragtida Dowladda ay ku maamuleyso dalka ayaa ka hadlay ka bixitaanka Xaaf ee Magaalada Dhuusamareeb.

Fiqi ayaa sheegay in bixitaanka Xaaf uu ka dhigan yahay in Dhuusamareeb ay isaga baxeyn Xaaf iyo Maamulkii Galmudug.

Fiqi ayaa weerar uu ku qaaday Sabriye ku sheegay inuu la mid yahay Baabuurta is qarxiso oo ay Al-Shabaab marka hore ku furtaan weerarada ay ku qaadaan Hotelada iyo Xarumaha Dowladda.

Wuxuu sheegay inuu Sabriye albaabka u furayey Kheyre si uu imaado Dhuusamareeb.

Haddaba halkaan hoose ka akhriso qoraalka uu Fiqi soo dhigay Bartiisa Facebook

Magaalada Dh. Mareeb madaxweyne Xaaf iyo Galmudug-ba waa ka wada baxeen, waxaana isugu haray labada kooxood ee Villa Somalia iyo ASWJ.

Wasiir sabriye iyo wafdigiisu kama duwanayn baabuurka walxaha qarxa lagu soo rakibo oo albaabka hore ee goobta la weerarayo lagu furto, ka dib Kooxo qamaam oo hubaysan ay goobta soo galaan sida safarka Khayre ee la sheegayo inuu halkaas ku tagi doono..

Wadahadalka labadaas kooxood kama dhigna mid GALMUDUG arrimaheeda khuseeya.

Dadka deggan Dh. Mareeb iyo agagaagarkeedu waxay muujiyeen gobnimo mudadii shirqoolka abaabulan uu socday, waxayna madaxweynaha u muujiyeen hiil iyo garab-istaag.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=14144

Posted by on Jun 23 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841