magaalada Hargaysa waxa ka dhacay kufis aan hore loo maqal loogana arag gudaha soomaaliya nin dhalinyaro ah ayaa sheegay inay 4 dumar ahi ay kufsadeen.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Ninkan ayaa sheegay in dumarku todobaadkii lasoo dhaafay ay 12kii habeenimo isagoo kasoo baxay shaqo ay ugu yeedheen si kama ah(Kadis) kadib ay ku qaateen gaadhi ay wateen.

Mid kamida dumarka ayaa ula soo baxday hub(Baastoolada) si uu isku dhiibo ayna uga samaystaan waxay doonayaan.