Deg Deg Daawo:Hargaysa Oo Lagu Gubay Xalay Gurigii Uu Dagana Madaxweynihii SNM,

Saq dhexe xalay ayaa magaalada Hargaysa guriga ay ka daganeed Xaskii Ibraahim Xaaji Cigaal madaxweynihii hore maamulka snm ayaa lagu qabad siiyay Dab.