dahabshiil

War Deg Deg Ah:Ciidankii Ugu Badnaa Oo Xaaf Taageersan Oo Ku Qulqulaya Dhuusamareeb

Wararka ka imaanaya qaar kamid ah deegaanada gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in saakay halkaasi laga dareemayo qulqulka boqolaal ciidamo oo la sheegay iney ku wajahan yihiin Dhuusamareeb.

Boqolaal ciidamo wata gadiidka dagaalka ayaa la sheegay saakay iney kusoo wajahan yihiin magaalada dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug.

Mid kamid ah dadka deegaanka ayaa Xaqiijiyay in ciidamadaasi ay kasoo baxeen magaalada Gaalkacyo, kuwaa oo la sheegay iney kusoo wajahan yihiin magaalada Dhuusamareeb.

Ciidamada Gaalkacyo ayey kasoo baxeen, hada cadaado waa ay soo dhaafeen, waxaa la filayaa saacado kadib iney soo gaaraan magaalada dhuusamareeeb” Ayuu yiri.

Wararka qaar ayaa sheegaya ciidamada kusoo wajahan Dhuusamareeb iney taageersan yihiin Madaxweyne Xaaf.

Xiisad siyaasadeed ayaa laga dareemayaa deegaanada Galmudug, taa oo ka dhalatay war kasoo baxay dowladda Soomaaliya oo looga hadlay doorashooyinka maaamulka Galmudug.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=14086

Posted by on Jun 22 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841