
Hogaamiyaha maamulka Somaliland Muuse Biixi cabdi ayaa xil U magacaabaySiyaasi dhawaan xil ka soo waayay Puntland.
Maxamuud xamud cumar Gudoomiyaha Badhan ee Somaliland ayaa loo magacaabay maanta kadib markii xilkaasi uu dhawaan iska casilay Xasan Somali.
Cabdiraxmaan axmad muuse Ayaa isna loo magacaabay Gudoomiye Ku xigeenka Somaliland ee Badhan
Maxamuud Xamuud Cumar ayaa Kamid ahaa musharixiintii Barlamaanka Puntland U Tartamaayay ee ka soo jeeday Badhan kaaso markii Danbe Ku guuldareestay Xubintaasi

48 total views, 1 views today