
Habeenimadii Xalay Magaalada Garoowe Waxaa Lagala Baxsaday Gaadhi Hadh-tob Ah Oo Madaxweyne Ku xigeenka puntland Axmed Karaash Leeyahay,
Gadhigan ayaa Waxaa Usoo Galay Ciidamada maamulka Somaliland Ee Ku Sugan Deganka Xudun ee g.sool
Ilaa hada wax war ahi kama soo bixin madaxweyne ku xigeenka puntland iyo maamulkiisa oo ku aadan gaadhigan ka goostay.

58 total views, 2 views today