Waxaa magaalada saaxdheer ee gobolka sool ku soo laabtay garaad jaamac garaad cali garaadka guud ee khaatumo.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Garaadka ayaa faahfaahin ka bixiyay shirkii wardheer iyo kulankii ay la qaaten madaxweynaha ismaamulka soomaalida itoobiya MD Mustaf Cagjar.
Garaad jaamac ayaa sheegy in Shirkii wardheer looga hadlay baahiyaha gobolka siiba dhulbahante kala hadlay madaxweynaha baahida dhulkoodu u qaban maamulkiisa.
”Madaxweynuhu waxaa uu dhulbahante siiyay laba degmo iyo Iskuuul Boodhin ah oo ilaa laba kun oo qof dhigato ayuu yidhi garaad jaamac garaad ali oo safarkii wardheer ka warbixinaya
