Daawo:Daahir Alasow Oo Xog Culus Ka Bixiyay Xaalada Dhuusamareeb.

Wariye Daahir Calasow ayaa faahfaahin iyo xogo dheeraad ah ka bixiyay xaalada Galmudug oo haatan maraysa meel xaasaasi ah oo aad u adag,