Daawo:Arooskii Ugu Horeeyay Ee Culimada Xertu Leedahay Oo Lagu Arko Baraha Bulshada.

Baraha Bulshada ayaa waxaa saacadihii ugu danbeeyay aad u heestay aroos ka xiiso duwan kuwan soomaalidu maalinkasta soo dhigan Baraha Bulshada.

Culimada xerta loo yaqaan ayaa ah iyado culimo aan looga baran inay Baraha bulshada la wadaagan Aroosyada ay dhigan waxayna aroosyada ay dhigtan uu yahay mid ka duwan kan soomaalida kale dhigato.

Culimada ayaa aroosyadu yihin kuwo quraan akhris ah oo wacdi diini ah laga jeediyo iyadoo an inta badan lagu arag aroosyada xerta Taashka dumarka loo xidho iyo suudhka ragu xidhan.

Hadaba Arooskan ka dhacy Dariiqada garoowe ayaa ah mid la Jaan Qaaday Aroosyada hada soomaalidu dhigato.