Daawo Video:Warbixin:–Indho Indho Ma Dhulbahante Ayuu Is Mooday,,

Magaalada Hargaysa Xarunta Beesha Isaaq waxaa ku sugan Xubno Caado qaatayaal ah oo Qaarkood yihiin Dhulbahante  Halka qaarna ay shaki ku jirto Inay yihiin Dhulbahante balse ay iska sheegtan.

Xubnaha  ku jira maamulka isaaq gaar ahaan kuwa shakigu jiro ayaa ah kuwa ugu daran ee Had iy Goor aflagadada iyo afxumada kula soo jeesta dadka ssc iyo tolweynata Harti.

Indho indho oo kamid ah xubnaha shakigu ku jiro inuu yahay dhulbahante islamarkaana  lagu xanto in uu yahay ciida gale  Ayaa Beesha isaaq markan usoo adeegsatay Tolweynaha Majeerten iyo Axmed Cilmi Axmed Karaash,

Indho indho oo kamid ahaa xubnihii ku dhashay aqalada Fakinka Hargaysa markii danbana kamid ahaa Caruurta iskood isku Korisay ee dhaqi jirtay baaburta iyo wixii lamid ah ayaa xiligii la aas aasaayay maamulka isaaq waxaa lagu daray maamulkaasi iyadoo  ujeedku ahaa in wax dhulbahante sheegta haduu doono yaanu ahaane laga helo taliska isaaq.

Hadaba Ninkii saas ahaa ayaa Cay iyo Gaf kala duldhacay Ragii Dhaladka ahaa ee Nugaal iyo Hawdba ku wadhay maydka SNM.

Karaash oo Mar Dhulbahante u doortay Hogaanka Khaatumo ayaa lagu Xasuusta Dagaaladii uu Nugaal iyo Kalshaale kula galay Tliska isaaq waana ta keenasa in Aanay beesha isaaq Iyadu afka u kala furin Karaash balse ay usoo adeegsadan Xubnaha Oodhfanada ah ee Indho indho kamid yahay.

Hoos Ka Daawo muqaalka Foosha xun ee Indho indho lasoo istaagay Warbaahinta isagoo raali galinaya isaaq.