Deg Deg Daawo:Garaad Jaamac Hadalkii Uu ka yidhi Shirkii Wardheer.

Garaad jaamac Garaad Cali Garaadka Guud ee Deegaanka SSC ayaa Hadal Qiimo Badan Ka jeediyay Shirkii Wardheer Ee gobolka Doolo,

Shirkan oo ay ka soo qeyb galen Madaxda dawlad Deegaanka soomaalida uguna horeeyo Madaxweyne Mustaf Cagjar iyo waliba beelaha kala duwan ee gobolkaasi ayaa looga hadlay arrimo badan.

Garaad jaamac oo ahaa shir Gudoonka shirka ayaa hadal kooban oo qiimo badan ka jeediyay Madasha ayaa sheegay in Dadka ay deeqdo oo kaliya soomaalinimo taasna ay ku gaadhi karan horumar dadka kalana kula noolaan karan.