Odayaasha Guurtida Garxajis Bari gaar ahaan beesha Habar Yoonis ayaa magaalada Burco maanta kaga dhawaaqday go aankeeda ku aadan shir dhawaan Buurmadow iyo Beesha Habar Jeclo Ku Dhawaaqen.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Guurtida Habar Yoonis ayaa shirkaasi Ganafka ku dhuftay waxayna sheegen in shirkaasi ay ka horeyso colaada Ceel afweyn oo meel la saaro,
