Deg Deg Daawo:Shir Weynihii Wardheer oo Socda iyo Garaad Jaamac oo Shir Gudoon Ah.

Kulanwaynihii Wada Tashiga Xukuumada DDS iyo Isimada Dawlad degaanka somalida ayaa ilaa haatan ka socda madasha kulamada ee Magaalada Wardheer.

Kulankan oo wadahadal iyo khudbado aad u qiimo badan ay ka soo jeediyeen garaadadii odayaashii iyo cuqaashii iyo masuuliyiintii ayaa haatan gabagabo ku dhaw.

Garaad jama garaad cali ayaa ah shir gudoonka madax dhaqameedka somalida itoobiya.